gududo carwooy
gugii la arkaaba
allow yaa gaashanti
kaa dhiga he

helelleeloy hobey
haba baran lahayde

naftaydaa badhbaan
kuma dayee
calooshayda kuma badheen

Exit mobile version