bilis gaari dumaray boqran
faa isa sharafay boqortooyo sharafay balad xaawo iyo doolo buur dhuubo iyo luuq nasab lagu bar baarshaay x2

farxad iyo bushaaroy samo iyo barwaaqoy kaahii bidhaamee
dadku wada bogaadshee karti loo sad buriyaay x2

indhihii ku beegsada qalbigii ku baashira labaduba bariidada way kugu bogsanayaan x2

wabiyada burqanayiyo baar dheere iyo jiiqba caabud waaq budeedii balan bale iyo saaxo
dhabad oo barwaaqo ah gobtii laga dhex beeraay x2

wacan lagu badhaadhaay rajo lagu bad baadaay biladii asluubtiyo burjigii wanaagee
hidaheeda barataay x2

indhihii ku beegsada qalbigii ku baashira labaduba bariidada way kugu bogsanayaan x2

Exit mobile version