waa saafi ciiltira curad weeye gaariya
cilmibaa hagaayoo caqligeedu waa taam
curadweeyi loogobo caa iladeedu waa nasab
camalkeedu waa khar sharafbay ku caan tahay
ninka uu ilaahay calafkeeda uugu daro cisigiisu badanaa calashaan daraadeed raga caaro dheeraa
waa saafi ciiltira quruxlay cajaa iba hablaha cayladeeda kaalay calam ka u culo
cudu weeye maan dara carabeedu eed male cidi kama dacwootoo ceeb wayka madhan tahay
ninka ilaahay calafkeeda uugu daro cisigiisu badanaa calashaan daraadee raga caaro dheeraa

Exit mobile version