VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha bari daga - Lyrics

aroos hambalada dhamaan loo huray aroos hadafadyda hiigsiga lagu kabay hambo kuma hagaago hoy a dhisaa habkaad filaysay baguu u hirgalay hablaha bari daga bosaaso haboon qardhiyo ma huraan garoowe hal hays haybtii boqorka sumaya wadatoo hubqaad iyo qurux hidey u sidataa hal door mustafe iyo sumaya hodaneey jacalay hagar baxa ku waara hadeer hardanka nololeed heshiis u noqdo farxad isku haneeya oo isu haba caruue hantiyo hiil idiin noqda hadhow amiin amiin amiin amiin rajada hamigaad habeenada sugteen rabaa hadiyo ka jiray howloo inaad is heshaan hankii rabayaa harsaday maantoo heelada loo tumayaa halyay nin ragaa hida la xushaa mustafe hoygii murtida lagu habay hargaysa iyo gabilay ayuu ka hodmoo geen yadii hanataa haweenka wax dheer
Queue is empty
-- / --