VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hablaha bari daga mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Guleed Simba
Hablaha bari daga

aroos hambalada dhamaan loo huray
aroos hadafadyda hiigsiga lagu kabay
hambo kuma hagaago hoy a dhisaa
habkaad filaysay baguu u hirgalay
hablaha bari daga bosaaso haboon qardhiyo
ma huraan garoowe hal hays
haybtii boqorka sumaya wadatoo
hubqaad iyo qurux hidey u sidataa
hal door mustafe iyo sumaya hodaneey
jacalay hagar baxa ku waara hadeer
hardanka nololeed heshiis u noqdo
farxad isku haneeya oo isu haba
caruue hantiyo hiil idiin noqda hadhow
amiin amiin amiin amiin
rajada hamigaad habeenada sugteen
rabaa hadiyo ka jiray howloo
inaad is heshaan hankii rabayaa
harsaday maantoo heelada loo tumayaa
halyay nin ragaa hida la xushaa mustafe
hoygii murtida lagu habay
hargaysa iyo gabilay ayuu ka hodmoo
geen yadii hanataa haweenka wax dheer

codkii Guleed Simba