Jacayl suganbaa hirgalay
qalbiyo isku soo samraa
Sareedada caashaqiyo
Wanaag saafiya Ku dagay
2x

Farxadbaa soo saaidoo
Arooskoodaa sal dhigay
Waaka sacab loo tumee
Isku raacaday sahal
Isku raacaday sahal
2x

Shaakir iyo waa sucdiya
Siday ku rabeen u helay
Nolosha saaca ku dagay
Wataa u samaatayoo
Seeskii qoyskey dhiseen
3x

Dookh mudo soomnraa
Wuxuu helay sawjadii
Dumar uga saahidoo
Waka caawaba San dheer
2x

Sabaalo waxey wadeen
Dulqaad Ka samaysanoo
Sadrigii boholyawga haya
Ku saaqmey Dareen jira
Ku saaqmey Dareen jira
2x

Shaakir iyo waa sucdiya
Siday ku rabeen u helay
Nolosha saaca ku dagay
Wataa u samaatayoo
Seeskii qoyskey dhiseen
3x

Exit mobile version