Dayraay Nacabkayga DeershaaY
Deeqay Nasteexayga DeeqaaY
Dugsiya Ruuxda Diirshay
HAa dooJaaY Qalbigayga Doojaay 2X

Cadceedii biliyo Dayaxa nuuray
Kudarooriyo Deeyrtu hoortay
Ubax daaqsanoo diriyo udugeey
Daacad ugubiyo jana duunyaay 2X

Deeqdaan yaabka leh bal eega dadoow
Waa hadiyad daa inee bal eega dadoow
Waa xulkii dumarkee bal eega dadoow
Waa digtoor idhaya bal eega dadoow
Waa dawo aan kuladee bal eega dadoow
Ideeqdee bal eega dadoow 2X

Dajiyay Jawigayga Dooraay
Deexshay Farxadayda Doonaay
Daara Noloshayda daaraay
Haa Diiqaa Xiisaha iga daabaay 2X

Dalkii Hooyoo Roob ku dagay
Daan illaa Daan DaaD is Celiyaay
Dadkuna Xamdiyo Dambar sayray
Dooguna Heesoo Naqu doodaay 2X

Deeqdaan yaabka leh bal eega dadoow
Waa hadiyad daa inee bal eega dadoow
Waa xulkii dumarkee bal eega dadoow
Waa digtoor idhaya bal eega dadoow
Waa dawo aan kuladee bal eega dadoow
Ideeqdee bal eega dadoow 2X

Exit mobile version