VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladan deeqsi - Lyrics

Ladan gaari dumar iyo Wacan oo kal deeqoo Labayohow is doortay Iska dayray nacabkoo Xuska dadab galkiina Awdal lagu dabaal dagee 2× Jacaylkiyo la dareenkii Mudo aad daryeeshee Doogii ka soo baxay Dunidaa mabsuudee Idinkuna ku doogsada Idinkuna ku doogsada Idinkuna ku doogsada Idinkuna ku doogsada 2× Isku duubnidiinana Ishan daymo dhugataa Ha daraandartee Farax farax farax Nolol wada dakeeyoo Ubad haya dariiqiyo Dawga eebe mara idhi Ku ducaynayee dhala dhala Ku ducaynayee dhalaa 2× Ladan deeqsan sharafiyoo Wacanoo haldooroo Laba caashaq daacada Wada daadaheeyoo Libta doonistiina Dalka laga durbaan tumay 2× Raxmadbaa daroortee Guushiinan dahabkaa Kalgacayl ku dayroo U dalxiisa cayn cayn Dadku wada hinaasaan Dadku wada hinaasaan Dadku wada hinaasaan Dadku wada hinaasaan 2× Isku duubnidiinana Ishan daymo dhugataa Ha daraandartee Farax farax farax Nolol wada dakeeyoo Ubad haya dariiqiyo Dawga eebe mara idhi Ku ducaynayee dhala dhala Ku ducaynayee dhalaa 2×
Queue is empty
-- / --