VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Mar la arag mp3 ahaan


Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Guleed Simba
Mar la arag

muuqa quruxda leh
mar waxaan idhi
ma dhiirtoo may dhayo
ubax midab lihiyo
maanka bixisa

murtideedana waxaan idhi
ma abwaan mudhayo
tixi mariyiyo
sheekh mufti iyo
loo majeerta

maanka deeqda
maalin iyo layl
yaa ku milicsada
yaa malyuun iyo
kunka mudane
meel xun kaa jira
ma marwaa tahay
milgo sharafiyo
rabi maamuus ku xidhay
yaa mulaaxyahay meher
kuugu xidha

mar la aragyahay
mar waxaan idhi
ma tufaax iyo
midho canabaa
mise waa dahab
dhulka la midaba

mar waxaan idhi
wax la muunaday
xuuran cayn mudan
mar timidbaa

maanka deeqda
maalin iyo layl
yaa ku milicsada
yaa malyuun iyo
kunka mudane
meel xun kaa jira
ma marwaa tahay
milgo sharafiyo
rabi maamuus ku xidhay
yaa mulaaxyahay meher
kuugu xidha

codkii Guleed Simba