Quruxdiyo dadnimosami
WAYNE ku daahee
Miduu ku dayraay
Nin xafida ilaashaay
Dayac nuur iftiinmaay
Ubax daraya hoosaay

Walaalkay wuxuu dagay
Nabiil doogsaduu laday
Markii uu dugsiiyaay
Adi dookhu kuu galay

Nafiisaay dumaashi
Aniyo dadkeeniyo
Doc kastaba xigaalkii
Waan idiin ducaynoo
Guri daga nagaadoo
Ubad diin xafida dhala

Arwaaxdii dulqaad
Samir lagu darayee
Daacadnimo u raacday
Dumar muuqsanleeyeey
Dun gobeed hanaanlay
Duco waalid hanataay

Exit mobile version