VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaali qurux - Lyrics

gabadh qiimo leh oo qiyaas wacan oo qaraar adag saw quluubtiyo qudha maan siin qadhqadhyoodoo qanacaygii quman kama helin ana qawl runa ma qorshaynoo qasdi uma odhan qaali quruxleey xisku kama qado qalbi kama lado qofna lama simo jacaylkaan qabo kaama qarin karo mana qiri karo qalqalooc hadal qadafkoo badan qaadan maysoo ma qalaysee way qalootaa qorqornaantaan quuudareeeyaa qalbigaygaan ku qaboojaa quman waa calf adi kuu qoran qaali quruxleey xisku kama qado qalbi kama lado qofna lama simo jacaylkaan qabo kaama qarin karo mana qiri karo nimaan qoys rabin uma qalantee waan qorshaytoo kama quustee waan qareensadaye qaladd meel dhaca uma qudhoo wax la quunsado uma quudhoo sida qaran baan u qadariyaa qaali quruxleey xisku kama qado qalbi kama lado qofna lama simo jacaylkaan qabo kaama qarin karo mana qiri karo
Queue is empty
-- / --