VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qaali qurux mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Guleed Simba
Qaali qurux

gabadh qiimo leh
oo qiyaas wacan
oo qaraar adag
saw quluubtiyo
qudha maan siin
qadhqadhyoodoo
qanacaygii
quman kama helin
ana qawl runa
ma qorshaynoo
qasdi uma odhan
qaali quruxleey
xisku kama qado
qalbi kama lado
qofna lama simo
jacaylkaan qabo
kaama qarin karo
mana qiri karo
qalqalooc hadal
qadafkoo badan
qaadan maysoo
ma qalaysee
way qalootaa
qorqornaantaan
quuudareeeyaa
qalbigaygaan
ku qaboojaa
quman waa calf
adi kuu qoran
qaali quruxleey
xisku kama qado
qalbi kama lado
qofna lama simo
jacaylkaan qabo
kaama qarin karo
mana qiri karo
nimaan qoys rabin
uma qalantee
waan qorshaytoo
kama quustee
waan qareensadaye
qaladd meel dhaca
uma qudhoo
wax la quunsado
uma quudhoo
sida qaran baan
u qadariyaa
qaali quruxleey
xisku kama qado
qalbi kama lado
qofna lama simo
jacaylkaan qabo
kaama qarin karo
mana qiri karo

codkii Guleed Simba