VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safiyo - Lyrics

aduun dhamidiisa ilays shida weeye asluubta xishoodka aikhlaadka dladaalka aqoon qofle weeye x2 waxa hela aadmi waxa hela safiya qof ayaan le ayaa hela haday ku arkootay ragaad wax dheer tahay x2 sidii ubadka eego sidii ubaxa dhowro siidii xafido aayad si ween u ilaasho x2 hablaha idil keed ba astaan bisha weeye carafta udugeeda ubaxaa ka hinaasa abuur weeye ila cajiiba x2 ogow odhaahda codkeeda ogow ogow dawa weeyee ogow indhaha arka ayaaba nasiib leh x2 sidii ubadka eego sidii ubaxa dhowro sii xafida oo si ween u ilaasho x2
Queue is empty
-- / --