VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Safiyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Guleed Simba
Safiyo

aduun dhamidiisa ilays shida weeye asluubta xishoodka aikhlaadka dladaalka aqoon qofle weeye x2

waxa hela aadmi waxa hela safiya qof ayaan le ayaa hela haday ku arkootay ragaad wax dheer tahay x2

sidii ubadka eego sidii ubaxa dhowro siidii xafido aayad si ween u ilaasho x2

hablaha idil keed ba astaan bisha weeye carafta udugeeda ubaxaa ka hinaasa abuur weeye ila cajiiba x2

ogow odhaahda codkeeda ogow ogow dawa weeyee ogow indhaha arka ayaaba nasiib leh x2

sidii ubadka eego sidii ubaxa dhowro sii xafida oo si ween u ilaasho x2

codkii Guleed Simba