rafiiqaan isdoortoow
riyadaad sugayseen
caaway rumowdee

rayigiian waandaahan
roomantig weeyaan
loowada riyaaqee

ducadii rasuul kiyo
raxmadii raxmaankaan
rabi idiinka bariyee
reerwacan kulaasima
aamiin allahayoow

reerkiinu wanaaaq iyo
ramas soo baxayoo
farxad iyo rayrayn wada
raaxada aduunyada
foosiya uroonee
raaswacan kulaasimaa

Exit mobile version