inkastooy ey ayaan
aqal yeelatooy
ubadkana dhashooy
tahay oori kalle
anigoo ogsoon
kama aamusee
waa amar ALLE
bal maxey indhuhu
kaa eegayaan?
bal maxu afkuna
ku amaanayaa?

dharaarahi aad ogeed
jaceylkan arkiyo
uurkaba ka jaray
igu soo noqoy
isagoo markalle
oodahii situuu
aniga i hayaa
bal maxey indhuhu
kaa eegayaan?
bal maxu afkuna
ku amaanayaa?

Exit mobile version