Dumar ugu filroonee
Rabbi eeba siiyaa
Adigaa adigaa ideeqee

Dahabooy Waxaan doonaya
Inaan doolo ku geeyo
Doogayd aan kugu dalxiisiyo

Duleedka luuqiyo
Daaraha jigjiga
Daymada Hargaysa
Kali soo Ku dajin lahaa

Beejka 2-aad

Dayax shan iyo tobanaa
Biyo dahab la moodyahay
Naft tay naftu tay dareentee

Dahabooy Waxaan doonaya
Inaan Jowhar ku geeyo
** aan kugu damaashaad

Duleedka cartiyo
Daaraha Gariisa
Daymada Boossaso
Kali soo Ku dajin lahaa

Codsi by Hassan

Exit mobile version