Dheeha shadeyda wacan iyo
Qaab keedan lo dhigay timaheedan dherarki iyo sii dhaafay araxdee ee…..2X

Dhoola cadeyska qosolki iyo
Dhal dhalalka ilkahoo dhayman
La moodyee…..2X

Deeqey wan ku dhoofin lahaa
Dhahar baan ku geyn lahaa
Huunoy wan ku dhoofin lahaa
Dhahar baan ku geyn lahaa
Heeladi iyo dhanta daa lagugu
So dhaweyn lahaa ….2X

(((BOGGA LABAAD)))

Asluub teedan dhalashi iyo
Dhankaa walidkaa hooyaded
Dhaqanki iyo uga dhagtay
Xishood kee….2X

Dhaadani daa socodki iyo
Dhaba nadaan shuban baa
Igu dhigan xasustee ee….2X

Deeqey wan ku dhoofin lahaa
Dhahar baan ku geyn lahaa
Huunoy wan ku dhoofin lahaa
Dhahar baan ku geyn lahaa
Heeladi iyo dhanta daa lagugu
So dhaweyn lahaa…2X )))

lyrics by Dayran omar

Exit mobile version