Hambalyadii = Muna Maxamed "Nataasha"
Erayada & Laxanka = Cabdisulaymaan
Muusiga iyo Codka = Gulled Axmed
Soo Saaristii = Axmed Haykal

Muuqaaga maalin iyo habeen
Ishaydaa milicsatoo
Meel dheerbaan kaa arkoo
Naftaydaad maqsuudisee
2x

Munaay muxibqdii qalbiga
Midaan jamanaaya tahayee
Munaay muxibqdii qalbiga
Midaan jamanaaya tahayee
Naftaydaa mudatayoo
Meel weynbaad igaga taal
2x

Miyaan miyaan
Miyaan kaa maamayaa
Miyaan miyaan
Miyaan kaa maamayaa
2x

Markaan quruxdaada dayo
Qalbiga qiiraada ilmeeya
Naftaydaad qancisayoo
Marwo qumanbaad tahee
2x

Munaay muxibqdii qalbiga
Midaan jamanaaya tahayee
Munaay muxibqdii qalbiga
Midaan jamanaaya tahayee
Naftaydaa mudatayoo
Meel weynbaad igaga taal
2x

Miyaan miyaan
Miyaan kaa maamayaa
Miyaan miyaan
Miyaan kaa maamayaa
2x

Exit mobile version