Hees = Dahabo
Erayadii = cabdiraxmaan
Musigii & codkii = Moo afka

Dumar ugu fil rooneey
Dabci eebe siiyaa
Adiga adigaa i deeqee
2x

Dahabo waxaan doonaaya
Inaan doolo ku geeyoo
Doonii aan kugu dalxiisnee
2x

Dulaadka luuqiyo
Daaraha jigjiga
Daymada hargaysa
Dalisoo dalisoo ku daji waa
2x

Dayax shan iyo tobanaay
Biyo dahab la moodeey
Naftu tay naftu tay dareentee

Dahabo waxaan doonaaya
Inaan jawhar ku geeyoo
Dalsan aan ku damaashaad
2x

Duleedka cartiyo
Daaraha gaarisa
Daymada boosaaso
Dalisoo dalisoo ku daji waa
2x

Exit mobile version