qalbiga ku casuum naftaada
calmato wadnaha ku xise
calosha ka dug miye ceb
iyo cibaaro dhib ahayen

cindiga kuma rabo wuu
caajisayaa codkaaga marku
cabaar yar maqlee culaska ka daa

imaad cajabim heedhe
imaaad cuntamin heedhe
caashaquna been kum cuntamee
camal same kolka rux
kaloo kolna hay cadhoon

naflaha ka cishoo
hadana is idhi ku
caga beera codkiisa
ha siin miya cakuye
cadaab yarahay

adoon icadibin cidlaha
ha is keen qofka codka
hablaha carafta leh
mid kale la casheey

Exit mobile version