waxan uharaadey
hubaal aaragaaga
waxan uhiloobay
oraah hadalkaagiyo
horjoog muuqaagaa
waxan hadiyad qaas ah
kuu siiyey heedeyda
anoo kugu hawlan
hubaal rag kaloo dhan
haweeysan maayo
hadaan kuyar waayo
habeen ladi maayo
jaceylka heerkiisa
halyeeykula ceyn ah
hubaal arladoo dhan
kasoo heli maayee
uhiili nafteydaaa
waxaa hadaf ii ah
bogoon kugu haysto
waxan ahay heegan
waxaa hami ii ah
rumeynta hankaaga
inaan helay geesi
haldoor idaryeela
hogaanka jaceylka
ayaan hablahoo dhan
hubaal ugu faani

Exit mobile version