Adoon tayda eegayn
Tabtaa lagu dhigaa tahoo
Todobaa taladay xidhaa
Igu siisay taagniyee
Todobaa taladay xidhaa
Igu siisay taagniyee

Gunud ku dilay bahal meel
Tabteedii ahaadee
Gunud ku dilay bahal meel
Tabteedii ahaadee
Timahaygii gadaatee
Anay talo i joogtaa
Timahaygii gadaatee
Anay talo i joogtaa

Jiilaal iyo iyo ceel
Ma talaabsan karayee
Hakii ay talaabada
Sida taw isu raageen
Hakii ay talaabada
Sida taw isu raageen

Gunud ku dilay bahal meel
Tabteedii ahaadee
Gunud ku dilay bahal meel
Tabteedii ahaadee
Timahaygii gadaatee
Anay talo i joogtaa
Timahaygii gadaatee
Anay talo i joogtaa
Timahaygii gadaatee
Anay talo i joogtaa

Exit mobile version