VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caawey egtahay aan ciyaarno - Lyrics

Cad iyo caano kaama qaado Cidlo fari kama maqnaatee Carwooy cagta aan ciyaarnoo Carwooy cagta aan ciyaarnoo Ku wada ciidnay caafimaad sare Ku wada ciidnay caafimaad sare Ku carariyo maalin caanee Ku wada ciidnay caafimaad sare Ku wada ciidnay caafimaad sare Ku carariyo maalin caanee Ku wada ciidnay caafimaad sare Ku wada ciidnay caafimaad sare
Queue is empty
-- / --