VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Caawey egtahay aan ciyaarno mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Halimo Khalif Magool
Caawey egtahay aan ciyaarno

Cad iyo caano kaama qaado
Cidlo fari kama maqnaatee
Carwooy cagta aan ciyaarnoo

Carwooy cagta aan ciyaarnoo
Ku wada ciidnay caafimaad sare
Ku wada ciidnay caafimaad sare

Ku carariyo maalin caanee
Ku wada ciidnay caafimaad sare
Ku wada ciidnay caafimaad sare

Ku carariyo maalin caanee
Ku wada ciidnay caafimaad sare
Ku wada ciidnay caafimaad sare

codkii Halimo Khalif Magool, Maxamed Yuusuf