Cad iyo caano kaama qaado
Cidlo fari kama maqnaatee
Carwooy cagta aan ciyaarnoo

Carwooy cagta aan ciyaarnoo
Ku wada ciidnay caafimaad sare
Ku wada ciidnay caafimaad sare

Ku carariyo maalin caanee
Ku wada ciidnay caafimaad sare
Ku wada ciidnay caafimaad sare

Ku carariyo maalin caanee
Ku wada ciidnay caafimaad sare
Ku wada ciidnay caafimaad sare

Exit mobile version