VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilin jacayl - Lyrics

Waxan arkaa ma'adigaa Ma insibaa ma jin La ii aloolaybaa Ma ilayskii cad ceedee Aduunyada iftiimiyaa Ma afar iyo tobnaad baa Ma oogtii waa barigaa Markaan ku eegaan indha daraan daray Aawadaa ashaqaaray Indha daraan daray Aabigaagaan ambiyoy Asqoobayee Iba mee imee iba mee Iba mee imee iba mee Ma oogadaynu ubaxnay Madayaxaynu aadnay Intee baynu joognaa Intee baynu joognaa Ma ifkiibaa ma aakhiraa Intee baynu joognaa Alay leheed i aamantay Doqon baadse ismoodaa Af inuu wax tarayoo amar Uu kugaaraa x2 Erayadadan La amakagay Erayadadan La amakagay aawadeed anfariiray Aqoonta gaaban Ulakac baad oloshayoo Ambatayee Ogaadayay waan oolayee Ogaadayeey Ilin jaceel baad abuurtay Uur kaygana ku beertay Arligiibaynu joognaa Adimadaynu kuhaynaa Ma anigaa ma adigaa Ma anigaa ma adigaa Ma israacii dhexdeenaan Ad keenayaaye ilaali baa Mar sidii ilayskii ololkaa Iftiinkaagu ijiidhay Marsidii ubax iyo ugbaad Baa udgon kaagii isaaqay Ilaxidhkii wadnahaad Iimaysayo abaartayee Eebadii kalgacalkaa Ololka iigu goysayee Markaan ku eegaan Indha daraan daray Aawadaa ashqaaray Indha daraan daray Aabigaagaan ambiyoy Asqoobayee Iba mee imee iba mee Iba mee imee iba mee Ma oogadaynu ubaxnay Madayaxaynu aadnay Intee baynu joognaa Intee baynu joognaa Ma ifkiibaa ma aakhiraa Intee baynu joognaa Inkastoon ololoon Iftiinkayga layaabo Ama aan ufo roob ka Udgoon badanahay Asaagay mid ahbaan Ooridiisa ahaane Ubadkiisaan xambaari Aduun kiisaan ilaalin Erayadadan la amakagay Aawadeed anfariiray Aqoonta gaaban Ulakac baad oloshayoo Ambatayee Ogaadayay waan oolayee Ogaadayee Ilin jaceel baad abuurtay Uur kaygana ku beertay Arligiibaynu joognaa Adimadaynu ku haynaa Intee baynu joognaa Intee baynu joognaa Arligiibaynu joognaa Adimadaynu ku haynaa
Queue is empty
-- / --