aduunyadu rafaad iyo
waa reera guuroo
ifka laga raraayoo
ruuxna kuma haraayee
kuwa raranka naartiyo
laga reebay jahanaba
ayaa rasy dagaayee
inta raacday nibigee
rafiiqiisi noqotee
oorumaysa noqonee
lu sariya rasuulka n.n.k.h
rabi salii calal xabiibi muxamed
waxalal aaliu malhumul kuramaa'u
nafwaliba rug iyo guri
raas bay kuleedoo
lil baa laysku ridayaa
rabi aankayaanee
raasamaalka aakhiro
rafaad iyo barwaaquu
qofba mid uun kuraagaa
ilaah baa karaaliyoo
magaciisa raacshoo
rogmashada qiyaamaha
rugashada kolkaytahay
raxma eebe siiyiyo
roob iyo dauurbuu
nooraadinaayaa

Exit mobile version