Maanta maanta maanta
waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Maanta maanta maanta
Waa mahad ilaahay maanta
Maanta maanta maanta
Dadkii midowye maanta

Maanta maanta maanta
Waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Maanta maanta maanta
Maadhkii dulkeena maanta
Maanta maanta maanta
Lama madhin karaaye maanta

Maanta maanta maanta
Waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Maanta maanta maanta
Madax waynaheena maanta
Maanta maanta maanta
Magacii haraagee maanta

Maanta maanta maanta
Waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Maanta maanta maanta
Maan deeq hasheenii maanta
Maanta maanta maanta
Caanihii ka maalnee maanta

Maanta maanta maanta
Waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Maanta maanta maanta
Sadaxdii maqnaana maanta
Maanta maanta maanta
Calankaa umuuqdee maanta

Maanta maanta maanta
Waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Maanta maanta maanta
Madax waynaheena maanta
Maanta maanta maanta
Magacii haraagee maanta

Maanta maanta maanta
Waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Maanta maanta maanta
Waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Maanta maanta maanta
Madax waynaheena maanta
Maanta maanta maanta
Magacii haraagee maanta

Maanta maanta maanta
Waa maalin wayne maanta
Maanta maanta maanta
Madaxeen banaane maanta

Exit mobile version