Qaylada dad muumini
Dhayal kuma qarsoon
Tee qadhaah yimi mcn
Kii qaar ayaa xasuustee

Nin agoon ku xaday qalin
Qayr kama macaashee
X2

Xaqu inaanu qaran jabin
Quraan kaa cadeeyee
Reer dhan qaybtii kii
Cunay yay ku maqan
Tahay qaaniye

Rag baan qoomamiyo
Ciil ayaamo aan qaday-
Nine x2

Rag baan qomamiyo
Ciil ayaamo aan qad-
Eenine kaa qorshestay
Kaligii qaadhaan uu rag
Leeyahay

Wakhti ay ku qaraxdaba
Qaaxo kama fogaadee
X2

Xoolo qaran ninkii yidhi
Qalaylkaad ku madhinow
Qali kugu maqnaabaa
Kugu qoon dilaacee

Qosolkii hablaha iyo ma
Aad mahadin qaarkii x2

Exit mobile version