Ililo roob helay
Adaa u guuree
iftiinka noloshaadii
Way kuu ahaatee
Ubax la moodyoow
Ana abaartiyo
Ubax la moodyoow
Agab la'aantaa
Igu ogoowee
Markaan ku eegaba
Waxaan idhaahdaa
Yaa oomanaantiisa
Ku yididiishee
Way kuu ahaatee
Ubax la moodyoow
Ana abaartiyo
Ubax la moodyoow
Agab la'aantaa
Igu ogoowee
Markaan udbaal uu iyo
Hir doogle aadaad

Ani asaageey
Ub dheer ku tuurtee
Asaageey aniga
Ub dheer ku tuurtee
Way kuu ahatee
Ubax la moodyoow
Ana abaartiyo
Ubax la moodyoow
Agab la'aantaa
Igu ogoowee
Nabsaa adeega ee
Aqoonsanaawoo
Anaa adkaysan
Intaan arkaayee
Way ku ahaatee
Ubax la moodyoow
Ana abaartiyo
Ubax la moodyoow
Agab la'aantaa
Igu ogoowee

Exit mobile version