Baxsanoow ina abtoow
Boqorkaan jeclaayo

Balan iyo bishaaraan
Bartamaha habeenkii
Kuula beegsadaayoo
Bogga bahalihiisaa
Beed wacan ku leedahoo

Allow yaa intuu baxo
Baryo kula dalxiiso
buuhoodle booqdoo
bb Barwaaqa
beerihii daryare taga
Batal kaaga tumo Sool

Baxsanoow ina abtoow
Boqorkaan jeclaayo

Nafta baafintaadee
Boqol jeer ku doontaa
Bohoyoowga caashaqa
Indhaa ibasaasoo
Qalbigaad bogsiisa

Allow yaa intuu baxo
Baryo kula dalxiiso
buuhoodle booqdoo
bb Barwaaqa
beerihii daryare taga
Batal kaaga tumo Soo

Exit mobile version