gob iyo gacaliyo xigtaan nahayoo soomaalidu
geed macaan dhabahoo jacayl ku gadaa gadaashan
weeyaane
anoo gabadh nimo xishood u ahoo huwaday go xariira
oo dhaqanaan gayaankay adiga kaa doortee
hadmaan guri yagleelnaayee
garasho nin rageed go aan qaadoo hobeey hobeya
geediga dhal ugaas u geed imoowe
guurtida odaygiyo ha gaadho wax garad jacaylku
intuu na gaagixine
goortaan ku arkaan jacayl i galoo ka go ay hurdadiyo
gogosha idiloo wadnaha i garaacmay awgaa
anoon garanayn goortii la i heloo gabee dunidaba
guclaan ku maroo muqdisho soo gaadhay
maankaa ee maanta e jacayl maraga iga hoo

Exit mobile version