Halbawlayaasha dhiigee
Habaaya eadnaha iyo
Hanaqa iyo beerkoow

Halistaan u go'ayiyo
Halka ay naftayduba
Hadhsanaysobaad tahay

Hoobeey caashaqii i helaybaa
Hobeey hami igu abuuree
Hobeey waxaan is hiifaa
Hobeey habeenkaan ku waaye
Hobeey waligaa hortaydiyo
Hobeey hareertayda taagnow
Hobeey hobeey hobaaligayay hobeeyaa

Waxa aan k u hawlahay
Oo aan hadiyo jeer
Haybinaayo waa adi

Jacaylkaagu hirar iyo
Waa hugun badwaynoo
Ku haftoo i qaadee

Exit mobile version