Macaan macaan ileejiyee
Laabtayduna kuma shubeen
hadaan ladanoo ogahay
Jeclaanta inay lur tahay

Hadii laxawgii kalgacal
Hadii balad la ii lulayoo
Muuqaaga kalibiqsaneen

Markaan ladi waayo jiif
Adiga laylakii maxaad
Ladnaanta useexatee

Laqdabada lama waheshadee
Lilaahi anni waxaa rabaa
Hurdada igu labo ahoow
Qalbiga ku lamaansanooo
Gacamaha laabtayda saaroo

Ku haay ku haay
Ku haay meeshaan la rabo

Kuma kuma aan soolaahdeen
xagaaga uma leexsadeen
Hadaan lafaha jacayl
Hortii la qiimayn lahaa

Barkayga laad laadisoo
Wadnaha kuu lulalanayee
Maanka maanka maanka
Maankayga laa sintaa
Ku soo laablaabataa

Markaan ladi waayo jiif
Adiga laylakii maxaad
Ladnaanta useexatee

Laqdabada lama waheshadee
Lilaahi anni waxaa rabaa
Hurdada igu labo ahoow
Qalbiga ku lamaansanooo
Gacamaha laabtayda saaroo

Ku haay ku haay
Ku haay meeshaan la rabo

Exit mobile version