maanta waa maalintii
madax iyo aqoon yahan
maamul iyo shacabkii
midigtay is qabtenoo
madaxwayne doorteen
midkii aan sugaynoow
musuqmaasuq qabiiiliyo
mugdigii dhamaayoo
midnimada adkeeyoo
maamuloo hogaami

Exit mobile version