waxaan caashaqa ka qaaday
quruxda lagu ladhay xishodka
dabciga lagu daray aqoonta
asluubta asluubta
Baby could you be the
Woman for me nipenzi
Tendo na me baby adan
Ku jecelahay ni wetu ndio
Natafuta natafuta

Qadarintiyo garashadeydaa
Qosolka dhoola cadeyntaa
Caabar yaha qoorta toosan
Qotomka jooga iyo itaalka
Qaabkoo usameeyay eebe
Qoraal iyo hees makoobto
Midabka waa qaanso roobka
Eegmada indhaha qancaaya
Waxaan caashaqa ka qaaday
Quruxda lagu daray xishoodka
Dabciga lagu daray aqoonta
Asluubta asluubta
Baby could you be the
Woman for me nipenzi
Tendo na me baby adan
Ku jecelahay ni wetu ndio
Natafuta natafuta
Wolipa time we a spend
She a friend of me never
In her life that should
Be my enemy si mavuba wacha
Nikushw ndogol1 lion si
Wengi kujipima number one
Adiga kaliya ku donaya
Call me love child sina ubaya
Waxaan caashaqa ka qaaday
Quruxda lagu daray xishoodka
Dabciga lagu daray aqoonta
Asluubta asluubta
Baby could you be the
Woman for me nipenzi
Tendo na me baby adan
Ku jecelahay ni wetu ndio
Natafuta natafuta
Dhewa weya mye
Nie wewe qalbiga
Adigaa daweeya
Qaali bad tahay ogoow

Waxaan caashaqa ka qaaday
Quruxda lagu daray xishoodka
Dabciga lagu daray aqoonta
Asluubta asluubta
Baby could you be the
Woman for me nipenzi
Tendo na me baby adan
Ku jecelahay ni wetu ndio
Natafuta natafuta

Exit mobile version