VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qunyar yaa udaawada - Lyrics

noolaa qofkii hela qotan joogsigeediyo qoorteeda dheeriyo quruxdeedan faro badan liibaan ninkii qayb iyo qoys u hela oo teedii qaafiyo qoraxay la daga bari qardho baalaheediyo qabri dahar la dagi bari liibaan ninkii qayb iyo qoys u hela oo quruxdii hargaysiyo qardho waayo kula lada qalbi dahar dhexdeediyo qoraxay la daga bari waa qaali luule qalbigeeda yaa dhaya way qiimo badantee qunyar yaa u daawada yaa abid quweeyoo xushmeeyoo qadariyoo ku yidhaahda qalanjiyo qawl dabacsan waligeed qaamuusku meeshuu buugta uu ku qoray iyo qararkii kismaayaan aroos kuugu qaban laa qiimihii nugaalbaan aroos kuugu qaban laa qaamusku meeshuu buugta uu ku qoray iyo qardho iyo taleexbaan aroos kuu qaban laa burco qaybaheedaan aroos kuugu qabanlaa
Queue is empty
-- / --