VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qunyar yaa udaawada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hassan gantaal
Qunyar yaa udaawada

noolaa qofkii hela
qotan joogsigeediyo
qoorteeda dheeriyo
quruxdeedan faro badan

liibaan ninkii qayb
iyo qoys u hela oo
teedii qaafiyo
qoraxay la daga bari
qardho baalaheediyo
qabri dahar la dagi bari

liibaan ninkii qayb
iyo qoys u hela oo
quruxdii hargaysiyo
qardho waayo kula lada
qalbi dahar dhexdeediyo
qoraxay la daga bari

waa qaali luule
qalbigeeda yaa dhaya
way qiimo badantee
qunyar yaa u daawada

yaa abid quweeyoo
xushmeeyoo qadariyoo
ku yidhaahda qalanjiyo
qawl dabacsan waligeed

qaamuusku meeshuu
buugta uu ku qoray iyo
qararkii kismaayaan
aroos kuugu qaban laa
qiimihii nugaalbaan aroos kuugu qaban laa

qaamusku meeshuu
buugta uu ku qoray iyo
qardho iyo taleexbaan
aroos kuu qaban laa
burco qaybaheedaan
aroos kuugu qabanlaa

codkii Hassan gantaal