VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta taalo - Lyrics

jaceylku tiro weeye tobanka uhireeya bal aan yar tilmaamo talaabo socodkaaga timaha dhererkooda tartiib hadalkaaga toolmoon caqligaaga tashiil ku odhaahda tooshkaa indhahaaga aqoon ku tarmaysa tusaalaha fiican tabtaan kugu raacay sadexna ka tilmaaman tashiga uwanaagsan caashaqa utixraacay tayooyin quruxdaada taalaan ku samayn hargeysa aan ka taago boosaaso aan ka taago gaarisa aan ka taago galdogob aan ka taago laas qoray aan ka taago buuhoodle aan ka taago muqdishu aan ka taago noloshu tiir weeye tuduca uhoreeya bal aan yar tibaaxo taliyo maqal weeye tusmiyo aqal weeye tab iyo xeel weeye toolmoon sharaftaada tilmaamaha fiican asluubta ku tooman xishoodka ku toosan ku tolan qalbigaygu tabtaan kugu raacay sadexna ka tilmaaman tashiga uwanaagsan caashaqa utixraacay tayooy quruxdaada taalaan kuu sameyn hargeysa aan ka taago jigjiga aan ka taago boosaaso aan kataago muqdisho aan ka taago bar dheere aan ka tagao gal dogob aan ka taago sadexna ka tilmaaman tashiga uwanaagsan caashaqa utixraacay tayooy quruxdaada taalaan kuu sameyn bardheere aan ka taago barbara aan ka taago burcana aan ka taag baydhabo aan ka taago baraawe aan ka taago laascanod aan ka taago
Queue is empty
-- / --