VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta taalo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hassan gantaal
taalo

jaceylku tiro weeye
tobanka uhireeya
bal aan yar tilmaamo
talaabo socodkaaga
timaha dhererkooda
tartiib hadalkaaga
toolmoon caqligaaga
tashiil ku odhaahda
tooshkaa indhahaaga
aqoon ku tarmaysa
tusaalaha fiican
tabtaan kugu raacay
sadexna ka tilmaaman
tashiga uwanaagsan
caashaqa utixraacay
tayooyin quruxdaada
taalaan ku samayn
hargeysa aan ka taago
boosaaso aan ka taago
gaarisa aan ka taago
galdogob aan ka taago
laas qoray aan ka taago
buuhoodle aan ka taago
muqdishu aan ka taago

noloshu tiir weeye
tuduca uhoreeya
bal aan yar tibaaxo
taliyo maqal weeye
tusmiyo aqal weeye
tab iyo xeel weeye
toolmoon sharaftaada
tilmaamaha fiican
asluubta ku tooman
xishoodka ku toosan
ku tolan qalbigaygu
tabtaan kugu raacay
sadexna ka tilmaaman
tashiga uwanaagsan
caashaqa utixraacay
tayooy quruxdaada
taalaan kuu sameyn
hargeysa aan ka taago
jigjiga aan ka taago
boosaaso aan kataago
muqdisho aan ka taago
bar dheere aan ka tagao
gal dogob aan ka taago
sadexna ka tilmaaman
tashiga uwanaagsan
caashaqa utixraacay
tayooy quruxdaada
taalaan kuu sameyn
bardheere aan ka taago
barbara aan ka taago
burcana aan ka taag
baydhabo aan ka taago
baraawe aan ka taago
laascanod aan ka taago

codkii Hassan gantaal