Aamay xusuus now inkastoo ayaamahan arromtada adagtahay aadmigu siduu qabo armay aniga ila tahay adna aad ogsoonto ifka intaan ku noole kaa ooli maayee imankane arooskii oo abaabulay ooridiisa noqotee waa midaa aqaanay Arrin waxaan ku goyanaba soo uruuri taladee isku imaanshadeenee arbacada habeenkii afar saac markeey tahay ha inoo ahatee aaminaay xusuusnoow Aaminay xusuusnow Hadal wuxuu ammaanayahy inta aadan oranin afka haduu ka so baxo adiga uma arrimisid umaduu u dhaxeeyo ar ka qaadno weeyo oodiisa kaa rogan Doqonti ismooday aroosked ka heystay doqontii is mooday arooskeed ka haysatya indhoow garad ha noqonine iska hubi ujeedada arrin waxaan ku goyanaba soo uruuri taladee arbacada habeenkii afarsaac markay tahay ha inoo ahaatee aaminaay xusuusnoow aaaminaay xusuusno inta kaleba waa sahal iyo arrar sokeeyo afka bahalki weeyoo sidii laba ololoo ifka helay afeerada waxay eedi joogta ama aafo ay dhici anoo adiga kuu maqan aynigan ku jece markaad awrta meer kale ambaqaad u guurte Arrin waxaan ku goyanaba soo uruuri taladee isku imaanshadeenee arbacada habeenkii afar saac markeey tahay ha inoo ahatee aaminaay xusuusnoow
