Laba yahaw isbarate kalgacayl abuurte aayaha danbetiyo nolosha isku aaminay 2x
Ehelkina wacanba isukinadono ula jedadiniyo udubkisa kajee 2x
Alalaaska baxaya wa aqalgalkine 2x
Wa fura jacaylko isu dhiiba ubax ubax isu dhibaa 2x
Laba yahaw isbarate kalgacayl aburte ayaha danbetiyo nolosha is ku aaminay 2x
Ehelkina wacanba isu kina dono ujedadisiyo udubkisa kaaje udubkisa kaaje 2x
Alaalaska baxaya wa aqal galkine 2x
Wa fura jacaylko isu dhiiba ubax ubax isu dhiiba 2x

Exit mobile version