umal wayraxaagii iyo
aramidii caashaqa
waxaan uurka hayaaba
afkaun sow igama xadin
mar hadaadan ii iman
adoon eed lahaynbaan
kaa aamin baxayaa
wuxuu soo arartaaba
jacalkuna ooda sii jabi
alamtarana soo dhaaf
miyaad ilowday kalgacalkii
ku aaway waa ku
indhakuushaa aragaagee
qaniiyadaa abeesadu
aar dambay ku legedaa
anigana ishaarada
wali way igu adagtahay
waxse aad ogaataa
inaan sii abaabulo
afareey shaxdeedi
waxaan eelka qariyaaba
jacelkuna oofta ka cabaa
alamtarana soo dhaaf
miyaad ilowday kalgacalkii
ku aaway waa ku
indhakuushaa aragaagiye
amaantaada gaarkaa
adi ilwaad gaarkaa
waxaan sii asteeyaaba
naftu ku ogo;aatee
adigaan hablaha ugub
islahaa aroortii
hakaa soo agtoostee
intuuu soo awaal kacay
jacelkuna aabigiisii
alamatarana soo dhaaf

Exit mobile version