VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baciid - Lyrics

Sida laba biciid waqlahodiyo luqmahaysla galay 2x Labo libka lidkii lafaha laga jabshoo ka libqaysto laba 2x Lagu looxyayo jacayl ba ilulay ilulayee ilulay ooo wan isla liidana wayy wa ila liidana 2x Ilacdey sida lagtigadho libdhadii barqadu ku lid kaysantahe labta igu qabo 2x Xarig laago badan wuxu so lismaba lufanba ka hara 2x Naf jacayl luloo ku lidwanyo kii ku lidqaban lahaa 2x Wa u lugoyo o jacaylka lagdadey lagdadeyeey lagdadey oo wa ulixifiyaa ee ulacifiya 2x Iilacdey sidaa lag tigadaho libdhadii barqadu ku likaysan tahee labta igu qabo labta igu qabo 2x
Queue is empty
-- / --