VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Baciid mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hassan A Samatar
Baciid

Sida laba biciid waqlahodiyo luqmahaysla galay 2x
Labo libka lidkii lafaha laga jabshoo ka libqaysto laba 2x
Lagu looxyayo jacayl ba ilulay ilulayee ilulay ooo wan isla liidana wayy wa ila liidana 2x
Ilacdey sida lagtigadho libdhadii barqadu ku lid kaysantahe labta igu qabo 2x
Xarig laago badan wuxu so lismaba lufanba ka hara 2x
Naf jacayl luloo ku lidwanyo kii ku lidqaban lahaa 2x
Wa u lugoyo o jacaylka lagdadey lagdadeyeey lagdadey oo wa ulixifiyaa ee ulacifiya 2x
Iilacdey sidaa lag tigadaho libdhadii barqadu ku likaysan tahee labta igu qabo labta igu qabo 2x

codkii Hassan A Samatar