dabayl caashaq waa sahan
daymo aragti waa kulan
dariiq waxaa ufuran hadal
daacad nimadu waa tiir
daadihintu wada jir
dooq laba wajiliyo
dibin daabyo waa cadaw
culumo doodaybaa tidhi
daryeel kiisu waa sharaf

Exit mobile version