gu hooray daruurtay gal xareed iyo raysay
gayaan caashqu iraacsho garaadkeedu ideeqay
gar gaaraay midigtayday gobaan liicsi ii lahaydey
garasho la weynay gaashankii noloshaydaay
hablaha gayigo dhan gaaridan ka xushaay
darmaan taan dugsanayaay gacalooy ooridaydaay
guurkenu ha raago guurkenu ha raago
udgoontii u dhaladedaygalacda waaga cadceday
gaclo eebahay isiiyo go aanked idiirshay
golaan ku gamayaa go aan hubanayaay
gogol raxadu tala geed habog bixiyaay

Exit mobile version