VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta goroyooy - Lyrics

Cashaqani muxu gabay laba guusha wada jecel gud muxu ku kala riday laba guur isu oga gerida mid diriroo 2x Geedi dher muxu calaf gacal ooman kala raray midnaa geesku kala xidhayee 2x Muxu qaday wayahu anaa goni maydhigay gabahir ma igu furay giryaad ma ku ambaday somali gadeeday gorayooy gabalko dhac 2x Cashaqani muxu gabay laba garasha dheera godmuxuu ku kala xidhay laba buurihi golis midba geeska joog idhi 2x Guunyadu maxay calaf gacantodu madhan tahay gabaagabo ku haysa 2x Maxa samir ka gaaxda nasiib gabiya dilay misna gadhay waaye 2x Godoob qaadey wayahu anaa goni maydhigay gabahir ma igu furay godoob qaadey wayahu anaa goni maydhigay gabahir ma igu furay giryaad ma ku ambaday somali gadeeday gorayooy gabalko dhac 2x
Queue is empty
-- / --