VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta goroyooy mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hassan A Samatar
goroyooy

Cashaqani muxu gabay laba guusha wada jecel gud muxu ku kala riday laba guur isu oga gerida mid diriroo 2x
Geedi dher muxu calaf gacal ooman kala raray midnaa geesku kala xidhayee 2x
Muxu qaday wayahu anaa goni maydhigay gabahir ma igu furay giryaad ma ku ambaday somali gadeeday gorayooy gabalko dhac 2x
Cashaqani muxu gabay laba garasha dheera godmuxuu ku kala xidhay laba buurihi golis midba geeska joog idhi 2x
Guunyadu maxay calaf gacantodu madhan tahay gabaagabo ku haysa 2x
Maxa samir ka gaaxda nasiib gabiya dilay misna gadhay waaye 2x
Godoob qaadey wayahu anaa goni maydhigay gabahir ma igu furay godoob qaadey wayahu anaa goni maydhigay gabahir ma igu furay giryaad ma ku ambaday somali gadeeday gorayooy gabalko dhac 2x

codkii Hassan A Samatar